Maraykanka oo fariin cusub u diray Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada

Mareykanka ayaa farriin kale u diray Madaxda Soomaalida, isagoo ku booriyey inay xaliyaan caqabadaha horyaalla Heshiiska doorashada ee 17-kii September 2020. Qoraal oo soo baxday wax-yar kadib markii Beesha caalamka ay ka digtay inaan dib loo dhigin shirka lagu baaqay 15-ka Febraayo, iyadoo cudurdaar laga dhigayo isku tuurtuurka goobta lagu qabanayo shirka. “Waxaan ku boorineynaa … Continue reading Maraykanka oo fariin cusub u diray Madaxda DF iyo dowlad goboleedyada